Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

7th May 2024  admin  

Biyo 24 saac  qulqulaya, Batrool dhulka hoostiisa jiifa , noocyada kala duwan ee xoolaha nool iyo kaluunka badda Cas, dhul ku haboon dalxiiska intaas oo dhan ayaa laga helaa gobolka Sanaag. Daawo Ceelka Buraan sida ay Qarniyada xoolahu uga cabbayeen, …

7th May 2024  admin  

Madaxweeynaha Puntalnd Siciid Deni ayaa uga mahad celliyey dhammaan dadkii ka soo qeeyb galley xafladii caleemo saarka. Allsanaag.com  …

7th May 2024  admin  

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ka hadlay sababtii loogu diiday Khudbaddii Garowe https://youtu.be/707mVz3b8Cg…

7th May 2024  admin  

Aqoonyahanada dalka Singabuur (Singapore) ayaa waxeey ka fakarayaan 40ka sanno ee soo socota iyo sidii loogu diyaarin lahaa nolol wannaagsan dadka dalkaas. Caqabadaha ugu weeyn ee dalkaas heestaa ayaa waxaa ka mid ah dhulka oo ku yar iyo sidii deeggaan …