27th July 2024  admin  Category :

Biyo 24 saac  qulqulaya, Batrool dhulka hoostiisa jiifa , noocyada kala duwan ee xoolaha nool iyo kaluunka badda Cas, dhul ku haboon dalxiiska intaas oo dhan ayaa laga helaa gobolka Sanaag.

Daawo Ceelka Buraan sida ay Qarniyada xoolahu uga cabbayeen, Biyahaas oo lacag la’aan ah,  oo 24 saac soconaya ciddii u baahana ay heli karaan meel kasta oo ay   ka yimaadaan . Ceelkan biyuhu durdurayaan abaar  iyo Barwaaqoba, waxaan ka fogayn meesha uu ku yaalo  ceelka Shidaalka ee # 34 ee ku yaal degaanka Dal Xamur ama Xamudh.

No photo description available.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*