Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

19th May 2024  admin  

Shaqsiga muuqaalka hoose lagu wareesanayo ayaa sheegtay inuu ka soo jeedo deegaanada ay deggan yihiin beesha Warsangeli, wuxuuna dadka ka dhaadhicinayaa in beesha Warsangeli ay ka tirsantahay maamulka Hargeeysa. Hasa ahaatee, ninkan ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda beesha Habar …

19th May 2024  admin  

Mukulaashu meelaheeda ha midhaafto. MA METELO BULSHADEENA MA METELO https://youtu.be/19WLpmamz6A  …

19th May 2024  admin  

Harti oo wacad ku maray inuu Isaaq ka xoraynayo xero Dhulbahante Siciid Uurcad, oo ah siyaasi ka soo jeeda beesha Harti ayaa ku goodiyey inay ka saari doonaan SNM dhulka ay xooga ku haysato ayna la kulmi doonaan cudud aan …

19th May 2024  admin  

Ina aadeerkiis oo xilkii shaqada  Qaran ee   dalka u hayey looga qaaday xilkii uu   gudan waayey , ayaa wareegto laga soo saaray sidaanay  mar danbe  u dhicin. Ra’isul wasaare Kheyre dagaalka ka socda waqooyiga Soomaaliya oo Naf iyo maalba lagu …