Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

19th May 2024  admin  

Gudiga Difaaca Dowladda Puntland oo War Ka Soo Saaray Xoraynta Gobolka Soo Guddiga Difaaca ee dawladda Puntland u qaabilsan arrimaha dagaalka gobalka Sool ayaa shir jaraa’id oo ay goor dhaw qabteen waxay uga hadleen arrimaha ku saabsan dagaalada ka socda …

19th May 2024  admin  

Dowlada Puntland oo Mamnoocday Gaadiidka Shidaalka Qaada iyo Kuwa Shacabka ee Aada Dhanka Tukaraq. War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga difaaca ee dowladda Puntland ayaa guud ahaanba waxaa lagu mamnoocay gaadiidka waaweyn iyo kuwa yaryar ee shidaalka u …

19th May 2024  admin  

Watch Isha and Taraweeh prayers live from the Grand Mosque in Makkah.  …

19th May 2024  admin  

Madaxweynaha Khaatumo oo kudhawaaqay in ay Puntland kula midoobeen dagaalka Tukaraq Abdulla M. Cagalule,Madaxaweynaha Khaatumo ayaa Garoowe ku qabtay Kulan Wareed isaga oo uu dhinac fadhiyay Wasiirka Warfaafinta Puntland. Wuxuu sheegay inay Khaatumo ku biirtay Puntland isla markaana ay isla …