26th July 2024  admin  Category :

Gudiga Difaaca Dowladda Puntland oo War Ka Soo Saaray Xoraynta Gobolka Soo

Guddiga Difaaca ee dawladda Puntland u qaabilsan arrimaha dagaalka gobalka Sool ayaa shir jaraa’id oo ay goor dhaw qabteen waxay uga hadleen arrimaha ku saabsan dagaalada ka socda gobalkaas iyo dawladda Puntland oo ay sheegeen in ay difaacayso ama xoreynayso deegaanadeeda.

Wasiirka Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & Horumarinta Reer miyiga ee dawladda Puntland Cabdullaahi Xirsi Timacade, ayaa sheegay in go’aamadan si deg deg ah loogu dhaqmi doono, wuxuuna ugu baaqay Shacabka gobalka Sool in ay si deg deg garab iyo gaashaan u sameeyaan ciidamada Difaaca ee Puntland oo hadda ku wajahan gudaha deegaanadaas.

https://youtu.be/bMipQxsa0mE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*