26th March 2024  admin  Category :

Dadka qaarkiis waxeey u heestaan xuduudaha dal uu leeyahay sida shirkad ganacsi oo inta uu qof lacag ku darsaday hadhoowna yiraahda lacagteedii waan kalla baxayaa shirkada.

Siyaasiyiinta maamulka Hargeeysa waxeey rumeeysan yihiin in xuduuda Soomaaliya ay tahay sida shirkad lagu darsaday lacag taas oo markii la doono lagala bixi karo. Hadaba, siyaasiyiinta maamulka Hargeeysa waa ineey oggaadaan in Soomaaliya xuduudaheedu ay yihiin kuwo suggan, aysana jirin cid kalla jari karta.

Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah dadka qiyaaliga ku noo ayaa wuxuu maanta leeyahay kaar qabiil ayaa la ciyaarayaa oo Gaas iyo Farmaajo ayaa wada Daaroodiisim. Faysal wuxuu is illaawsiinayaa in ay ku soo dulleen deegaano aysan laheen iyagoo garab ka hellaya callooshood u shaqeeystayaal ka soo jeeda deegaanadaas. Faysal Tukaraq maxaa ka yaal? Laascaanood maxaa ka yaal? Laasqoray iyo Badhan Maxaa ka yaal?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*