26th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Khaatumo oo kudhawaaqay in ay Puntland kula midoobeen dagaalka Tukaraq

Abdulla M. Cagalule,Madaxaweynaha Khaatumo ayaa Garoowe ku qabtay Kulan Wareed isaga oo uu dhinac fadhiyay Wasiirka Warfaafinta Puntland.

Wuxuu sheegay inay Khaatumo ku biirtay Puntland isla markaana ay isla kaashanayaan Soo celinta Gobolka Sool.

Dowlada dhexe ee xamar ayuu dhaliilay isaga ku tilmaamay inay ku mashquulsan-tahay kala qaybinta Somaliya.

Waa masuulkii ugu horeeyay ee Puntland ku soo biira kana tirsan Khaatumo tan & intii Prof Cali Khaliif loo cimaaday Khaatumo.

Puntland fursad balaadhan ayaa hor-taal dhowr jeer oo horena Waraysiyo ayaan ku sheegay inay Puntland xoojiso Khaatumo oo Garoowe laga badhi-taaro.

Wasiirka ganacsiga dawladda Federaalka Soomaaliya

 

Image result for Wasiirka ganacsiga dawladda Federaalka Soomaaliya

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*