29th March 2024  admin  Category :

Wasaaradda dalka Kuweit ayaa shaqadii ka joojisay War fidiye weriyihii uu soo waramayey iyada toos loo daawanayo ku sheegrtay inuu qurxaani yahay

Warfidiyeenka Talafishan Kuwait  Basma Al-Shammar,  ayaa weriyhii uu soo waramayey waxy ku sheegtay “mazyoon,” oo macnaheedu yahay “the handsome ama Quruxloow.

Weiyaha Nawaf Al-Shiraki u soo waramayey gabadhan , ayaa markaa ay sidaa lahayd u diyaar garoobayey inuu warka laliyo hase haatee aan weli ciqaalkii dhaqanka u lahaayeen  aan xiran

Dhaqankan ayaa lagu sheegay inuu yahay shukaansi hor leh, halka qaar kale leeyihiin wax ku jaban ma laha hadalka ay gabadhu tiri

Gbadhan ayaa shaqadii laga fariisiyey waxaana socda baaritaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*