28th March 2024  admin  Category :

Madaxweynihii Afrika ee Covidka 19 u haystay waxaan jirin ayaa geeriyooday

Madaxweynihii Tansaaniya John Magufuli, oo 61 jir ahaa laguna naanaysi jiray ” Cagaf cagafta” (“the bulldozer”) ayaa geeriyooday, ka dib todbaadkan xan laysukla wareegay oo la lahaa wuxuu la il daran tyahay Covid19.

Madaxweynahan ayaa dheel dheel u haystay Covidka oo xitaa mar wuxuu ku kaftamay meelaha lagu baaro Covidka ee dalkiisa ku yaala inuu si qarsoodi ah ugu diray sambal laga soo qaaday papaya iy Adhi oo ay ku sheegeen positive. Ujeedaddisu waxay ahayd in dadka been loo sheefgayo.

Saamiya Xasan, oo ahayd madaxweyne ku xigeenka dalka Tansaaniya ayaa ku dhaqwaaqday geerida madaxweynahooda

Afrika oo Dawo dhirta laga sameeyey isku diraysa | allsanaag

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*