26th March 2024  admin  Category :

Degmada Badhan oo ay soo gaareen gudiga tirakoobka iyo diiwaangalinta ciidamada Puntland

Gudoomiyaha gudiga Dib u habaynta Ciidamada ahna Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi oo uu waheliyo Wasiirka Wasaaradda Amniga Mudane Cabdisamad Maxamed Galan ayaa manta gaaray Magalada Badhan.

Masuuliyiintan markii ay gareen Magaalada Badhan waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay maamulka Gobolka kan Degmada iyo sarakiisha ciidamada dawladda Puntland.Ujeedka socdaalka weftiga ayaa waxa uu salka ku hayaa wax ka ogaanshaha Ciidamada daraawiishta ee tababarku oga socdo Dugsiga Tababarka Ciidamada degmada Badhan.

Degmada Badhan waxaa horay ugu sugnaa Taliyaha Ciimadda Daraawiishta dawladda Puntland Gen Yaasiin Cumar dheere iyo Masuuliyiin kale si dhowna ula socday xaalada ciidamada daraawiishta.

1 thought on “Gudiga tirakoobka iyo diiwaangalinta ciidamada

  1. Jirac

    Maashaa Allah waa in la dadaalaa CID CID CID CID CID baa loo baahan yahay Telecommunication ka SOMTEL BAY ISTICMAALAAN ARGAGIXISADU TOWERS KOODA DHULKA DHIGA HAL QOF OO DADKANAGA AH HADII SHAATIGA SHAYDAAN KA LOO GASHTO. Deegaan ka ka ilaaliya kuwa damage garaynaya environment ga shirgadaha TUUGADA AH SIDA KUWA TWINESE KA IYO MAFIYADA RUSSIAN KA MOTHER FUCKERS KA YEYSAN CAG SOO DHIGIN UNIUNKA INTA KA JADHAAN TABEELE SURA SIDA ARGAGIXASADA OO KALE IYAGANA. Guuleysta TALIYE MUHIDIIN SHAQO ADAG BUU KUU TAAL ILAAHAY HA KU GARAB GALO. TALIYE meesha GALKACYO iyo BUURAHA XOOGA SAAR SHAATIGA SHAYDAAN KA MEEL SAAR DIFAACIDA DIINTEENA SUUBAN IYO DEEGAAN KA SHAQADEEDA MA SAHLANA EE ILAAHAY HA KU GARAB GALO ??????I solute you mudaneyaal iyo marwooyin.BISMILLAHI RAHMANI RAHIM SIXIR IYO ALSHAYDAAN BISINKA KA QABSADA.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*