26th July 2024  admin  Category :

Talaalkii Madaxweynihii iyo wasiirkiisa caafimaadka ka dib ayaa xaafadaha Muqdisho la soo dhejiyey waqtiga ay is talaalyaan

Agaasimaha Caafimaadka Gobalka Banaadir, Maxamed Caddoow iyo Howlwadeennada Caafimaadka ayaa ku howlan waqtiyada Jadwalkan iyo sidii loo wada gaarsiin lahaa Dadka Caasimadda ku nool kuwooda Nugul iyo shaqaalaha safka hore kaga jira la dagaallanka cudurka COVID-19.

Hadaba hoos ka akhriso jadwalka tallaalka ee degmooyinka Gobolka Banaadir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*