Koox hubaysan oo u badan Siyaasiyiin, ayna gaarkood ku xiran yihiin Koonfurta Sioomaaliya iyo Buuraha ay u dhaxayso magaalada Boosaaso ee Cal madow iyo Cal miskaad ayaa isku dayey inay Inqilaabaan Ugaaska beesha Dishiishe Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin,

Koox hubaysan oo u badan Siyaasiyiin, ayna gaarkood ku xiran yihiin Koonfurta Sioomaaliya iyo Buuraha ay u dhaxayso magaalada Boosaaso ee Cal madow iyo Cal miskaad ayaa isku dayey inay Inqilaabaan Ugaaska beesha Dishiishe Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin,

Dhaxalkii Waqooyi Bari oo noqday Dhaxal Hawiye Waqooyi
Tacsi Allah ha u naxariistee Abwaan Axmed Nuur oo ka mid ahaa abwaanada Soomaaliyeed, ahaana sarkaal ka tirsan Ciidanka Puntlandf
Allah ha u naxariistee Abwaan Axmed-nuur oo ka tirsanaa ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa ku geeryoodey dhowr kalena waa ku dhaawacmeen rasaas shalay ka dhacday xerada tababbarka Gen.Giriin ee magaalada Badhan
إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Qoyska reer Cal Geeldoon iyo Qoyska reer Aadan Yuusuf oo hooyadood Allah ha u naxariistee Caasho Aadan Yuusuf ay maanta ku geeriyootay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag , Hooyo Caasho ayaa ku geeriyootay da’da 102 sano.
Marxuumad Caasho Aadan Yuusuf , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu Janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkeedana midigta ka siiyo, dhammaan Caruurtii ay dhahay, kuwii ay ayeeyada u ahayd qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah ka siiyo, Aammiin, Aammiin.
Dagaalkii Faqashta iyo Mujaahidiintii SNM wax badan baynaan weli maqal.
Mayd cunaya Mayd kale Weli Hollywood iyo Bollywood ma soo saarin.
Gudoomiyaha Guud ee Xalwo Kismaayo Group Abdullahi Shiikh ayaa Fariin muhiima u diray Bulshada
Kulamo u dhaxeeya qaar ka mid ah beesha Majeeteen oo horay qarsoodi u ahaa , una dhaxeeyey iyaga iyo beesha Isaaq oo sheegta gobolka Sanaag ayaa hadda soo shaac baxay ka dib markii ay Israel aqoonsatay Isaaqland. Kooxdan oo ku hadla magac Qurba joogta Puntland hase ahaatee aan cidna dooran ayaa doonay aqoonsi la mid ah tan beesha Isaaq.

Caasimadda Gobolka Bari ee Boosaaso ayaa Degmada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ka reebtay tartankii kubadda cagta ee Caasimadaha Puntland ee ka socday magaalada Boosaaso
labo diyaaradood oo kuwa dagaalka Maraykanka ayaa hawada sare isku duqeeyey