15th July 2026  admin  Category :

إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Qoyska reer Cal Geeldoon iyo Qoyska reer Aadan Yuusuf oo hooyadood Allah ha u naxariistee Caasho Aadan Yuusuf ay maanta ku geeriyootay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag , Hooyo Caasho ayaa ku geeriyootay da’da 102 sano.

Marxuumad Caasho Aadan Yuusuf , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu Janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkeedana midigta ka siiyo, dhammaan Caruurtii ay dhahay, kuwii ay ayeeyada u ahayd qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*