
16th July 2026 admin Category :
Tacsi Allah ha u naxariistee Abwaan Axmed Nuur oo ka mid ahaa abwaanada Soomaaliyeed, ahaana sarkaal ka tirsan Ciidanka Puntlandf
Allah ha u naxariistee Abwaan Axmed-nuur oo ka tirsanaa ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa ku geeryoodey dhowr kalena waa ku dhaawacmeen rasaas shalay ka dhacday xerada tababbarka Gen.Giriin ee magaalada Badhan







