
17th July 2026 admin Category :
Koox hubaysan oo u badan Siyaasiyiin, ayna gaarkood ku xiran yihiin Koonfurta Sioomaaliya iyo Buuraha ay u dhaxayso magaalada Boosaaso ee Cal madow iyo Cal miskaad ayaa isku dayey inay Inqilaabaan Ugaaska beesha Dishiishe Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin,








