14th July 2026 admin Category :
Caasimadda Gobolka Bari ee Boosaaso ayaa Degmada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ka reebtay tartankii kubadda cagta ee Caasimadaha Puntland ee ka socday magaalada Boosaaso