15th July 2026  admin  Category :

Kulamo u dhaxeeya qaar ka mid ah beesha Majeeteen oo horay qarsoodi u ahaa , una dhaxeeyey iyaga iyo beesha Isaaq oo sheegta gobolka Sanaag ayaa hadda soo shaac baxay ka dib markii ay Israel aqoonsatay Isaaqland. Kooxdan oo ku hadla magac Qurba joogta Puntland hase ahaatee aan cidna dooran ayaa doonay aqoonsi la mid ah tan beesha Isaaq.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*