Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Codkayga waxaan ku biirinayaa siyaasiyiinta, waxgaradka iyo masuuliyiinta Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyey is hortaagga ka dhanka ah hadal jeedintii Madaxweynihii Hore ee dalka, Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ee fadhigii maanta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. …

23rd September 2024  admin  

Maxay dawladda Soomaaliya ka tiri “khalkhalka la galiyey” dayaaradda El Al ee dul maraysay hawada Soomaaliya Markii labaad todobaad gudihiis ah ayaa sida ay BBC ka soo xigatay mas’uul ka tirsan qaybta duullimaadyada rayidka ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada, …

23rd September 2024  admin  

Ururka Midowga Afrika oo labadi maalin ee la Soo dhaafay shir madaxeedkii 37-aad ku yeeshay xaruntooda magaalada Addis Ababa ayaa soo saaray war-murtiyeed ku saabsan arrimo kala duwan oo khuseeya qaaradda. Warmurtiyeedka laga soo saaray Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Midowga …

23rd September 2024  admin  

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay baareyso kiiska geerida Cabdinaasir Dahable Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay baareyso kiiska xubin ka tirsan shaqaalaha hay’adda duulista Soomaaliya oo maydkiisa laga helay guri ku yaalla degmada Wadajir, shalay. Sidoo kale, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore …