13th May 2024  admin  Category :

Farmaajo oo ka hadlay wax ka beddelka dastuurka

Habraaca sharci darrada ah ee lagu furay Dastuurka iyo wakhtigan oo aan ku habboonayn furistiisa awgeed, waxaan ka gaabsaday in aan ka qeyb-galo fadhiyada Golaha Shacabka ee ku saabsan doodda aan sharciga ahayn ee beddelidda Dastuurka dalka. Duruufaha halista ah ee ku xeeran qarannimadeena waxay ahayd in hoggaanka dalku ay ka shaqeeyaan midnimada iyo wadajirka, si aynu u wajahno khatarahaas ka dhanka ah jiritaankeenna iyo dowladnimadeenna ee ka imaanaya dibadda iyo gudaha.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*