Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Ma laga yaabaa in Iiraan ay ka dhammaadaan gantaalaha? Tan iyo markii uu qarxay dagaalka u dhexeeya Maraykanka iyo Israa’iil ee ka dhanka ah Iiraan, Tehran ayaa qiyaastii afar maalmood gudahood ku ridday gantaallo ku wajahan Khaliijka, tiro ka badan …

26th November 2026  admin  

SHIRKA WADTASHIGA DOWLADDA PUNTLAND IYO MUDANAYAASHA PUNTLAND KU METELA LABADA AQAL EE DOWLADDA FEDERAALKA AH. Madaxweyne Deni oo Shir-guddoomiyay Shirka Wadatashiga Dowladda Puntland iyo Mudaneyaasha ku metela Puntland labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, oo qaarkood ay uga …

26th November 2026  admin  

Sidee ayay Mareykanka iyo Israa’iil ugu suurto-gashay inay dilaan Cali Khamenei? Weerarka lagu dilay hoggaamiyihii sare ee Iran, Ayatullah Ali Khamenei, ma dhicin saqdii dhexe sidii la filayay, balse wuxuu dhacay maalin cad. Sababtu waxay ahayd Maraykanka iyo Israa’iil waxay …

26th November 2026  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlada Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay weheliyaan Guddiga Joogtada ah ee Golaha ayaa si adag u cambaareeyey falalka caburinta iyo khatar-gelinta ah ee ay Dowladda Federaalka ku samaysay xildhibaannada iyo shacabka ku soo laabanayey deegaannadooda.…