14th March 2026  admin  Category :

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlada Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay weheliyaan Guddiga Joogtada ah ee Golaha ayaa si adag u cambaareeyey falalka caburinta iyo khatar-gelinta ah ee ay Dowladda Federaalka ku samaysay xildhibaannada iyo shacabka ku soo laabanayey deegaannadooda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*