Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Bashiir Salaad iyo Cali Wejis oo ka mid ah Culimada ugu caansan beesha Hawiye ayaa taageeray Dastuurka aan wax laga waydiin umadda Soomaaliyeed intooda badan …

26th November 2026  admin  

Soomaaliya oo laga waayey Siyaasi ka soo jeeda beesha Daarood oo dhinac istaaga markii uu maanta Madaxweyne Xasan Culusoow uu saxiixayey Dastuurkii uu ku soo feegaaray ee uu ku doonayo muddo kororsiga Madaxweynaha muddo xileedkiisu gabaabsiga yahay ee @HassanSMohamud oo …

26th November 2026  admin  

Madaxweynaha Iran oo sheegay in Iran aysan weerari doonin dariskeeda ‘haddii aan marka hore la soo weerarin’ Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian ayaa hadda fariin muuqaal ah ka sii daayay Telefishinka Qaranka Iran. “Waxaan u arkaa inay lagama maarmaan tahay in …

26th November 2026  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxeyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa kulan afur ah oo soodhoweyn ah u sameeyay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ku sugan Garoowe. Kulanka waxaa ka …