Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Sidee shacabka reer Iran uga falceliyeen hadalkii hoggaamiyahooda cusub? “Xitaa ma aaminsani in fariintu isaga ka timid,” ayay haweeney Iranian ah oo 40-meeyo jir ah u sheegtay BBC, kadib markii hoggaamiyaha cusub ee sare ee Iran, Mojtaba Khamenei, uu bixiyay …

26th November 2026  admin  

Waxa kulan af-fur ah wada yeeshay Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Garaad Jaamac Garaad Cali …

26th November 2026  admin  

Nin ka soo jeeda Dalka Shiinaha oo lagu magcaabo Zhang Kequn, oo jira 27 sano , ayaa garoonka Jomo Kenyatta International Airport ee dalka Kenya lagu qabtay , isaga oo dalkaas si qarsoodi ah uga dhoofaya oo boorsooyinka ku wata …

26th November 2026  admin  

Trump: ‘xulka Iran metelaya in aanay Koobka Adduunka ciyaarin ayaa badbaado iyo dan u ah’ Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in kooxda kubadda cagta ee Iran ay “ku soo dhaweynayaan” ka qaybgalka Koobka Adduunka ee sanadkan, balse wuxuu ku daray …