12th July 2026  admin  Category :

Nin ka soo jeeda Dalka Shiinaha oo lagu magcaabo Zhang Kequn, oo jira 27 sano , ayaa garoonka Jomo Kenyatta International Airport ee dalka Kenya lagu qabtay , isaga oo dalkaas si qarsoodi ah uga dhoofaya oo boorsooyinka ku wata iyaga oo nool 2.200 oo Quraanjooyin ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*