14th March 2026  admin  Category :

SHIRKA WADTASHIGA DOWLADDA PUNTLAND IYO MUDANAYAASHA PUNTLAND KU METELA LABADA AQAL EE DOWLADDA FEDERAALKA AH.

Madaxweyne Deni oo Shir-guddoomiyay Shirka Wadatashiga Dowladda Puntland iyo Mudaneyaasha ku metela Puntland labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, oo qaarkood ay uga qeyb galeen Shirka hab-fogaan arag ah.

Wuxuu ahaa Shir masiiri ah, oo labada heer ee Puntland iyo Dowladda Federaalka ah, aan si wadajir ah uga soo saarnay mowqifka Puntland ay ugasoo horjeedo wax ka bedelka aan sharciga aheyn ee aan heshiiska lagu aheyn, ee Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ku bedelayo Dastuurka.

Dowladda Puntland waxay aqoonsantahay Dastuurka KGM ah ee heshiiska lagu yahay ee 2012 , waxkasta oo laga bedelo oo aan heshiis lagu aheyna waa waxba kama jiraan , Puntland qeyb kama aha, meel uu ka shaqaynayona majirto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*