Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Soomaaliya iyo Uganda oo Muqdisho ku kala saxiixday heshiis iskaashiga difaaca ah Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dalka Uganda, Mudane Vincent B. Ssempijja iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku yimid magaalada Muqdisho, iyada oo uu Garoonka Diyaaradaha …

23rd September 2024  admin  

Wafdi ka socdo Jaamacadda Carabta oo soo gaaray Muqdisho Wafdi ka socdo Ururuka Jaamacadda Carabta oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa waxaa si diiran garoonka Diyaaradaha ugu soo dhoweeyay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS mudane Xamza …

23rd September 2024  admin  

Muqdisho, February, 19, 2024 – Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , waxay la wadaagaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed; warsaxaafadeed la xiriira dhacdooyinkii u dambeeyay ee hawada Dalka iyo tallaabooyinka la qaaday; …

23rd September 2024  admin  

Qaramada Midoobay oo bogaadisay horumarka ay Soomaaliya ku talaaabsatay ee Amniga iyo dowlad dhiska Iyadoo manta khudbad ka jeedinaysay shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Catriona Laing ayaa ka hadashay Horumarka balaaran …