Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Siyaasiyiintii beesha Isaaq ee federaalka oo doonaya in xilka laga qaado wasiirka Duulista. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Marwo Fardowsa Maxamed Cigaal, ayaa maalmahan danbe waxa weerar waxashnimo ah oo dhaqanka Soomaaliyeed lid ku ah labo kooxood oo aan …

22nd September 2024  admin  

Erdogan: Doorashada Maarso waa tii iigu danbeysay Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyib Erdogan ayaa sheegay in doorashada dowladaha hoose ee la qorsheeyay in ay la qabto 31-ka Maarso ay noqon doonto codkiisii ugu dambeeyay, sida ay warisay wakaaladda wararka ee Anadolu.…

22nd September 2024  admin  

Askarigii haraatiyay dadka tukanaya oo talaabo laga qaaday iyo dad masuuliyiin ah oo ka hadlay Waxaa baraha bulshada aad ugu baahay ilaa iyo shalay muuqaalka askari haraatinaya dad salaad ku jira goob waddo ah, dad badan ayaana ka carooday arrinkaas.…

22nd September 2024  admin  

Heshiisyada shidaalka ee Soomaaliya horay ula gashay Turkiga iyo kan haatan laga wada hadlayo Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Anadolu, Turkiga iyo Soomaaliya ayaa ka wada hadlay iskaashi dhanka tamarta oo u dhexeeya labada wadan. xilli Wasiirka Wasaaradda Batroolka …