Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeeray Talisyada Nabad-Sugidda iyo Booliska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaas oo uu …

22nd September 2024  admin  

Taliska AFRICOM oo walaac ka muujiyay awoodda Ruushka ee Afrika Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa toddobaadkii hore uga digay Congress-ka Maraykanka in Ruushka uu si ba’an u ballaarinayo awoodda uu ku leeyahay Qaaradda Afrika. Taliyaha ayaa sheegay in dalal …

22nd September 2024  admin  

Lix jeer ayaan qarax ka badbaaday, waxaa iigu xanuun badnaa kan oo wiilkeyga yar ila socday’ Waxay u ahayd mid ka mida habeenadii ugu naxdinta badnaa in ka badan shan jeer oo hore ugu badbaaday weeraro qaraxyo ku bilowday dabadeedna …

22nd September 2024  admin  

Madaxweynaha JFS oo booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii khawaarijta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho oo lagu dabiibayo qaar ka mid ah dhaawacyada mas’uuliyiin iyo muwaadiniin Soomaaliyeed ee ku …