13th May 2024  admin  Category :

Fatahaadda Wabiga Tana oo jartay isku socodkii gobolka W.Bari Kenya

Waxaa kala xiran isku socodka guud ee gobalka waqooyiga bari ee dalka Kenya ka dib markii uu soo fatahay wabiga Tana ee ugu wayn wabiyada mara gobolkaasi.

Roob mahiigaan ah oo ka da’ay buuraleyda bartamaha Kenya ayaa dhaliyay fatahaaddan , taasi oo keentay in dad ka badan 50 qof ay ku dhintaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*