Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025 admin
Fariintii Allsanaag u diraty Madaxweyne Culusoow maalintii la doortay, oo aanu ku khasaarnay ayaa maanta u diraynaa madaxweyne Farmaajo ( الف مبروك يا صوماليين ) اهلا وسهلا بالرئيس الجديد لجمهورية الصومال الفيدراالية حسن شيخ محمود {Allsanaag} Soomaaliya waa tiyaatar aan …

15th May 2025 admin
Xisbiga Daljir iyo Dhalaankii Damuljadiid yeey khaldayaan? Xisbiga Daljir oo Qurbaha iyo Muqdisho xafiisyo ku leh, oo ay hor boodaan siyaasiyiintii Soomaali dhigay halka ay maanta taalo, ayaa hadda iyaga oo doonaya inay fashiliyaan madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi …

15th May 2025 admin
Maanta waxaa Soomaalida u furmay bog cusub, waxaa la qubay qabyaaladdii gundhigga u ahayd kala qoqobnaanta iyo laaluushkii in dhaha u ahaa siyaasadda Soomaalida. Waxaa la oran karaa Xildhibaanada ka hor Farmaajo shacabkaa u codeeyay. Doorashada Farmaajo waxay tusinaysaa in …

15th May 2025 admin
Daawo mid ka mid ah dadkii Damuljadiid afduubka ugu haysteen Koonfurta Soomaaliya https://youtu.be/mJnOQtZfU4o…