Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025 admin
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia Micheal Keating oo run ka sheegay arimaha Soomaaliya Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia Micheal Keating oo wareysi siiyay qaar kamid ah saxaafada Soomaalida ayaa sheegay sababta Soomaalidu aysan ugu gacan banaanayn arimahooda.Wakiilka oo arintan ka …

14th May 2025 admin
Siilaanyo oo gacanta ku haya dhabankii laga dharbaaxay Shiine Culay oo ka mid ah weriyaasha Soomaaliyeed kuwooda xogta dhabta hela, ayaa arintan ka war helay oo ka sheekaynaya Daawo madaxda SNM sida AY UGU RUKUUCAYAAN R’aisawasaaraha Itoobiya https://youtu.be/eLQShRQ1z84…

14th May 2025 admin
Madaxweyne Farmaajo Doorasho Soomaliyeed ayuu ku guulaystay ee dagaal uu Itoobiya la galay kuma guulaysan. Waa sida qaar ka mid ah Soomaalidu ay maanta leeyihiin Farmaajo Itoobiya ayuu ka guulaystay Siyasiyiintii Waqtigii Allah ha u naxariistee Cabdulaahi Yuusuf uu madaxweynaha …

14th May 2025 admin
Xildhibaanaddii beelaha Habaryoonis ee maamulka beelaha Isaaq , ayaa maata looga xoog sheegtay gacan ka hadal dhex maray iyaga iyo kuwa xildhibaanada beelaha Habre jeclo kulan ay ku lahaayeen labadan beelood magaalada Hargaysa oo ay isku afgaran waayeen https://youtu.be/E5nMMojH7pA https://youtu.be/hc8oF-nBZgE…