
5th June 2023 admin Category :
Xildhibaanaddii beelaha Habaryoonis ee maamulka beelaha Isaaq , ayaa maata looga xoog sheegtay gacan ka hadal dhex maray iyaga iyo kuwa xildhibaanada beelaha Habre jeclo kulan ay ku lahaayeen labadan beelood magaalada Hargaysa oo ay isku afgaran waayeen