Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025 admin
“Qofkii soo sheega baabuur qarax ah waxaa lagu abaal marin doonaa Boqol kun oo dollar” Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa ku celiyay hadal uu ka dhawaajiyay intii uu ololaha doorashada ku jiray, kaasoo ahaa in qofkii soo sheega …

14th May 2025 admin
Kullan Dhex Maray Beesha Mudulood iyo madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa Kullan albaabada u xiran la qaatay Xildhibaanada labada Gole iyo duubabka dhaqanka beesha Mudullood ka soo jeeda. Ugu Horeyn Odayaasha Dhaqanka Beesha Mudullood ayaa …

14th May 2025 admin
Waxaa xilkii Lawareegey Agaasimaha Hay,ada Macdanta iyo Badroolka Dowlada Puntland Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari waxaa kulan kadhacay xilkii la wareegey agaasimaha cuusb ee hay,ada macdanta iyo badrolka dowlada Puntland mudane Siciid Faarax Yare oo dhawaan madaxweynaha dowlada Puntland …

14th May 2025 admin
Shacabka Ku dhaqan Deegaanada Puntland oo Looga Digayo Qorshaha Siyaasadeed ee Kooxda Aaran-Jaan. Shacabka ku dhaqan Dhamaan Gobolada Puntland Waxa Looga digayaa inay ka Feejignaadaan Faragelin Siyaasadeed ee Kooxdii Aaran Jaan ee Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole uu Hogaamiyaha …