27th April 2024  admin  Category :

https://youtu.be/UfjrBfh77Nk

Ciyaalka Beelaha Hawiye ee Villa Wardhiigleey   ayaa aflagaadeeyey RW Cumar Cabdirashiid, oo in  Muddo ah  isaga u dul qaadanaya kula noola Villa Wardhiigleey si Qaran Soomaaliyeed loo helo

Agaasimaha warfaaafinta Villa wardhiigleey Shador Xaaji Max’uud ayaa sheegay in hadalka ra’iisal wasaaruhu ahaa mid gaf ah oo  aan ku saleysneyn anshaha doorashooyinka.

“Ra’iisal wasaaraha waxaa wanaagsaneyd in uu ilaaliyo anshaxa doorashooyinka iyo mas’uuliyadda wali uu wali dalka ka hayoee Ra”iisul Wasaarenimo, ma wanaagsana in uu  ololaha doorashadiisa shaqsiydeeyo”ayuu yiri Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Shador Xaaji Maxamuud


Agaasimaha ayaa sheegay in madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud mudan yahay in lagu amaano difaaca danaha umadda Soomaaliyeed iyo diidmada faragalinta shisheeye, isaga oo intaa ku darray in mar walba madaxweynaha u taagan yahay xuquuqda dalka, bad iyo bari intaba.

Agaasime aflagaadeenaya,mid  ka mid ah madaxda Qaranka ,  oo weli shaqadiisa sii haystay laguna amaanayo dhaqan xumada uu sameeyey  Caalamka waxay ka jirtaa Soomaaliya.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*