26th March 2024  admin  Category :

Booqashada Bulqaas ku tegay Ceel Daahir waxay ka mid tahay amniga iyo horumarka la  doonayo in  Gobolka Sanaag la  gaarsiiyo , bulshada oo midaysan oo isku wada mid ah. Bulqaas wuxuu qiray in maamulka  Puntland ay horumar ka wadaan gobolka Sanaag, halka maamulka uu ka tirsan yahay ee  beelaha Isaaq ay iyagu dadlkii  haraad iyo gaajo ku dilayaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*