Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2025 admin
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Oo Shir Jaraaid uu qabtay Arimo Badan kaga hadlay Garaad Saleebaan Garaad maxamed oo kamid ah isimada dhaqanka ee beesha Dhulbahante ayaa shir jaraaid qabtay, islamarkaana qodobo laga soo saaray ayaa ka hadlay arimo badan oo …

10th May 2025 admin
Xooghayntii gaarka ahayd ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo sheegtay haddii ay Villa Soomaaliya ee Muqdisho ku sugan tahay iyo haddii ay guriga Morgan ee Hargaysa joogtaba inay ka shaqaynayso danta SNM. Xooghaya madaxweynaha Soomaaliya ee lagu magcaabo Nimco …

10th May 2025 admin
Garowe ma sii noqon kartaa caasimad Puntland Siyaasiyiin reer Puntland qaarkood ayaa aamnisan in Muqdisho ayna sii noqon karin Caasimad Soomaaliyeed. Sababna waxay uga dhigaan in Caasimaddii Soomaali oo dhan ka wada dhaxaysy in maanta beel ka mid ah beelaha …

10th May 2025 admin
Safiirka Cusub ee Itoobiya u soo magcawday Soomaaliya iyo qabiilkiisa Golayaasha Internetka ee Bulshada Soomaaliyeed ku kulmaan, sida golaha ay aqoonyahanada Soomaaliyeed emailada ku wada xiriiraan. Ayaa Siyaasi kasta oo ka soo jeeda beelaha Muqdisho oo doonaya in arimaha a …