26th July 2024  admin  Category :

Safiirka Cusub ee Itoobiya u soo magcawday Soomaaliya  iyo qabiilkiisa

Golayaasha Internetka ee Bulshada Soomaaliyeed ku kulmaan,  sida golaha ay aqoonyahanada Soomaaliyeed emailada   ku wada xiriiraan.  Ayaa  Siyaasi kasta oo ka soo jeeda beelaha Muqdisho   oo doonaya in arimaha a Soomaaliya ka socda uu daliil u raadiyo wuxuu soo qaataa qoraal lagu qoray websitkan aad hoos ku arki doontaan.  Maanta siyaasi ka soo jeeda magaalada Muqdisho oo xilal ka soo qabtay dawladda Soomaaliya  ayaa isaga oo ku faraxsan warkan la soo qoray , Isaguna soo dhigay meelaha bulshaddu ku kulmaan

http://www.caasimada.net/xog-safiirka-cusub-ee-itoobiya-usoo-magacawday-soomaaliya-waa-hawiye-balse-yuu-ka-yahay/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*