Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Dhugta dhulka ay Baddii, Buuro cagaaran iyo Dooxooyin ayaa ku wada kulmeen, Tageer jidka Ceel Daahir iyo Ceerigaabo <iframe src=”https://www.facebook.com/plugins/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fumayma.lacky%2Fvideos%2F772315142853467%2F&show_text=0&width=560″ width=”560″ height=”315″ style=”border:none;overflow:hidden” scrolling=”no” frameborder=”0″ allowTransparency=”true” allowFullScreen=”true”></iframe>;…

27th November 2026 admin
Qoraxda oo Duhur joogta ayaa Maxkamada Darajada 1-Aad ee Gobolka Bari oo Bam Gacmeed Lagu Tuuray Maanta Duhurkii, oo dadka oo dhami suuqyada Boosaaso iyo Wadooyinka wada joogeen , ayaa Waxa Bam Gacmeed lagu Tuuray Maxkamada Darajada koobaad ee gobolka …

27th November 2026 admin
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo magacaabay xilkii u horeeyay ee xafiiskiisa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee isugu jirta xil ka qaadis iyo magacaabis, iyadoo xilka uu ka qaaday Xoghayihii Joogtada ee Xafiiska …

27th November 2026 admin
Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskiii gaar ahaan Adeer Mohamed Abdulahi Muuse iyo Eedo Amino Axmed Cali oo wiilkoodii Allah ha u naxariistee Abdirisaaq Mohamed Abdullahi Caawa lagu dilay Degmada Buraan ee gobolka Hayland.. Marxuumka waxaan Allah …







