Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo La Kulmay Odayaasha Dhaqanka Gobolka Bari. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05, March 2017 la kulmay qaybaha kala duwan ee odayaasha dhaqanka Gobolka Bari, waxaana kulnakaasi ka qayb galay masuuliyiinta maamulka …

27th November 2026  admin  

Ciidamadda Puntland oo saldhig looga sameeyo  magaalada Ceerigaabo wax badan ayuu ka bedeli lahaa amni xumada ka jirta Puntland maanta  iyo Soomaaliyaba. Amni xumada ka jirta Puntland inta badan waxa looga soo abaabulaa magaalada  Hargaysa. Hadaba si taa looga hortaho …

27th November 2026  admin  

Xasan Culusoow oo Xabsi  ka baxsaday oo noqday Xildhibaan Soomaaliyeed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow oo  afartii sano ee uu Soomaaliya madaxweynaha ka ahaa, Soomaaliya   safka hore ka gashay oo noqotay   dalka ugu musuqmasaqa iyo amaaanka xun caalamka intiisa …

27th November 2026  admin  

Madaxweyne Gaas oo horumar ka wada Boosaaso iyo Reer Bariga qaarkiis oo Belo iyo Alshabaab u jiibinaya Daawo Sawirrada Dhismaha Suuqa Kalluunka ee Casriga ah ee Bosaso Daawo sawiirada dhismaha Casriga ah ee Suuqa Kallunka Bosaso Bosaso: Tababr loo xiray …