26th April 2024  admin  Category :

Xasan Culusoow oo Xabsi  ka baxsaday oo noqday Xildhibaan Soomaaliyeed

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow oo  afartii sano ee uu Soomaaliya madaxweynaha ka ahaa, Soomaaliya   safka hore ka gashay oo noqotay   dalka ugu musuqmasaqa iyo amaaanka xun caalamka intiisa kale. Maanta Xasan Culusoow  waxa loogu abaal guday in musuqmaasaqii iyo qabyaladdii  uu ku caan baxay inuu la sii dhex joogo Baarlamaanka Soomaaliya inta noloshiisa  ka hartay. Sharcigani  maaha mid Soomaali oo dhami ay wada ansixiyeen oo doorasho looga qaaday. Laakiinse waa sharci ay samaysteen tuug ka rajo  qabta inay qabtaan hogaanka Soomaaliya,  oo niyadda ku hayey marka ay sida Xasan culusow ay sameeyaan musuqmaasaq iyo eex  inaan maxkamad lagu  hor keenin denbiyadooda  oo ku gabadaan ama y ku nabad galaan magac Xildhibaan Soomaaliyeed

https://youtu.be/mfuPEAiwBMs

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*