23rd October 2024  admin  Category :

Ciidamadda Puntland oo saldhig looga sameeyo  magaalada Ceerigaabo wax badan ayuu ka bedeli lahaa amni xumada ka jirta Puntland maanta  iyo Soomaaliyaba. Amni xumada ka jirta Puntland inta badan waxa looga soo abaabulaa magaalada  Hargaysa. Hadaba si taa looga hortaho waa Saldhig ciidamada Puntland looga sameeya magaalada Ceerigaabo ee kala qaybsan

Image result for dagaalka al shabaab puntland today

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*