28th March 2024  admin  Category :

Qoraxda oo Duhur joogta ayaa Maxkamada Darajada 1-Aad ee Gobolka Bari oo Bam Gacmeed Lagu Tuuray

Maanta Duhurkii,  oo dadka oo dhami suuqyada Boosaaso iyo Wadooyinka wada joogeen , ayaa Waxa Bam Gacmeed  lagu Tuuray Maxkamada Darajada koobaad ee gobolka Bari,iyadoon la xaqiijiyey Bam Gacmeedkaasi in ay ku dhaawacmeen Shan Qof oo Shacab Ah.

Laamaha Amaanka oo falkan ka hadlay ayaa sheegay inay ku raadjoogaan cidii falkan ka danbaysay oo goobta ka baxsatay,tallaabo sharciga waafaqsana ay ka qaadi doonaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*