27th April 2024  admin  Category :

Xooghayntii gaarka ahayd ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo sheegtay haddii ay Villa Soomaaliya ee Muqdisho ku sugan tahay  iyo haddii ay guriga Morgan ee Hargaysa joogtaba inay ka shaqaynayso danta SNM.  Xooghaya madaxweynaha Soomaaliya ee lagu magcaabo Nimco YCiise oo horay uga shaqayn jirtay Radiyo SNM (Hargaysa)  ayaa qoraalkan manta soo qortay.

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 2 people, sunglasses

Image may contain: one or more people and text

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*