25th October 2024  admin  Category :

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Oo Shir Jaraaid uu qabtay Arimo Badan kaga hadlay

Garaad Saleebaan Garaad maxamed oo kamid ah isimada dhaqanka ee beesha Dhulbahante ayaa shir jaraaid qabtay,  islamarkaana qodobo laga soo saaray ayaa ka hadlay arimo badan oo ay kamid tahay halkii ay ku dambaysay xoraynta degaanada khaatumo oo lagu heshiiyay shirweynihii khaatumo ee Taleex

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*