Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2025 admin
Rob Dabaylo Wata oo kusoo Wajahan dhulka Puntland iyo Hay’aada Hadma oo Dignin soo saaraty Agaasimaha hay’ada ka hortaga masiibooyinka Puntland HADMA Cabdullaahi Axmed Ceyrow ayaa shacabka Puntland uga digay Robaab Ka hooran doona Dhulka ay kajirto Abaarta xoogan .Cayrow …

10th May 2025 admin
Gudoomiyaashii Gobolka Banaadir loo magcaabay iyo Beelaha ay ka soo jeedaan Digreeto Ka Soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Gobolka Banaadir Waxaana loo kala Magacaabay Masuuliyiintan: Guddoomiye …

10th May 2025 admin
Sagaalkii Askari ee Argagixisadu ku dileen Puntland goormay madaxda Soomaaliyeed ay uga tacsiyadeenayaan Qoysaskii ay tageen sida shilka gaari ee ka dhacay magaalada Muqdisho ay uga tacsiyadeeyaan. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan kula qaatay …

10th May 2025 admin
Taliye kale oo ka see jeeda beesha Hawiye ayaa xil kale loo magcaabay Cali Xirsi Bare (Cali Gaab), oo ka soo jeeda beesha Habar gidir ee Hawiye, ayaa loo magcaabay in uu noqdo taliyaha Ciidanka Taraafikada , waxaana xilka laga …