26th July 2024  admin  Category :

Rob Dabaylo Wata oo kusoo Wajahan dhulka Puntland iyo Hay’aada Hadma oo Dignin soo saaraty

Agaasimaha hay’ada ka hortaga masiibooyinka Puntland HADMA Cabdullaahi Axmed Ceyrow ayaa shacabka Puntland uga digay Robaab Ka hooran doona Dhulka ay kajirto Abaarta xoogan

.Cayrow oo Caawa Waraysi Gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in sadaashu ay sheegayso in maalmaha khamiista iyo jimcaha la fili karo inay rob xoogan uu ka da”o Gobalada Puntland Qaar.

Dadkii Reer guraaga ahaa ee u naq raacay degaanada Dhawaan nimcada alle ka hoortay ayaa uga digay inay xoolaha ay dhibaato kasoo gaarto roobkaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*