18th April 2024  admin  Category :

Madaxweynihii Tarjumaanka Noqday

Golayaasha maamulka Khaatumo ayaa laga waayay hal qof oo ku hadla luuqada Ingiriiska xili ay magaalada Buuhoodle uu ku sugnaa wafti heer caalami ah,  kuwaaS  oo ka socday haya’ddo gargaar ah  oo caawinayay dadka uu soo riday shuban biyoodka ka dilaacay magaalada buuhoodle.

Cali khaliif ayaa qasab ku noqotay inuu noqdo tarjumaan u dhaxeeya xubnihii ka soo qeyb-galay kulankii hotel Cabdi Gurey iyo markii ay ka dhoofayeen garoonka diyaaradaha Buuhoodle

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*