Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Wasiirka Gaashaanhiga oo ku sheegay in Siyaasiyiinta Hawiye e eedeeyey edeeyey ay yihiin argagixiso. Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Hirshabeel Waare isaga oo ah Ergay gaar ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha xasillinta, waxa uu niyad jab ku abuuraya …

28th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre ayaa caawa booqasho iyo salaan ugu tagay Shiikh Cabdirashiid Shiikh Cali Suufi oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Doha ee dalka Qatar.Shiikh Cabdirashiid ayaa umadda Soomaaliyeed ugu duceeyay in …

28th September 2024  admin  

Wiil isaga iyo qoyskiisaba Soomaaliya lagu takooray midabka maqaarkooda Cilmi Bile Maxamed oo 25 jir ah oo ka hadlayay takoorka uu kala kulmayo Soomaalida xaaladda caafimaad ee loo yaqaan Albino awgeed ayaa yiri: “Dadku waxay igu dhahaan waxaa tahay dad …

28th September 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la xiray saraakiil lagu eedaynayo inay ciidanka kasoo saareen furimaha dagaalka. Madaxweynuhu ma uusan sheegin tirada saraakiisha la xiray, hase yeeshee waxa uu sheegay in sharciga lala tiigsan doono. “La isku darsanmaayo, …