Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Madaxweynaha ku xigeenka Galmudug Cali C iid: “Qoorqoor wuxuu wadaa khiyaamo qaran, wuxuuna xagal daacinayaa madaxweyne Xasan Shiikh.” Khilaaf culus ayaa ka dhex qarxay Madaxweynaha GalMudug Axmed Qoor Qoor iyo ku xigeenkiisa Cali Ciid, kadib markii Madaxweyne ku xigeenka Galmudug …

28th September 2024  admin  

M. Culusoow, oo wiilkiisa ka dhigtay ilaaladiisa gaarka ah Baraha bulshada ee Soomaalida ayaa si weyn loogu shaaciyay sawir wiil dhallinyaro ah oo albaabka gaariga ka furayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyadoo aragtiyo kala duwan laga bixinayo. Sawirka ayaa …

28th September 2024  admin  

Beesha Xaswaadle iyo Madaxweyne Culusoiw ayaa shirkii u socday ku kala kacay Nabadoonka Guud Ee Besha Xawaadle Nabadon Cabdi Gardhere” Oo Shegay Kulamadii Hiiran State iyo madaxweynaha Hassan Sheikh Mohamud Uu Natiijo La’aan Kuso Dhamaday. Nabadoonka Guud Ee Besha Xawaadle …

28th September 2024  admin  

Xaflad caawa lagu Qabtay Oodweyne oo lagu kala dareeray markii Xabadi ka dhacday goob u dhow Xaflad lagu taageerayey Maleeshiyaadka SNM oo ka socotay caawa fiidkii magaalada Oodweyne, ayaa gabi ahaanba lagu kala dareeray markii ay xabadi ka dhacday goob …