Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Barkhad Cabdi: Jilaaga Soomaaliyeed ayaa lacag aad uga yar tan dhigiisa ka helay filmkii ay wada jileen Jilaaga soomaaliga ah ee lagu magacaabo Barkhad Cabdi ayaa lagu xasuustaa in uu yidhi mid ka mid ah odhaahaha casrigan ugu caansan aflaamta …

28th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Madaxa Hey’adda Maalgashiga Qatar, Mansoor Bin Ebrahim Al-Mahmoud, oo ay ka wada hadleen fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya. …

28th September 2024  admin  

Sacuudiga iyo Ruushka oo gaaray heshiis ka caraysiin kara Mareykanka Sacuudi Carabiya iyo Ruushka ayaa Talaadadii ku heshiiyey inay illaa dhammaadka sanadka sii wadaan dhimis ay ku sameeyeen wax soo-saarka saliidda. Heshiiskan ayaa suuqyada tamarta caalamka ka dhimaya 1.3 milyan …

28th September 2024  admin  

Taageerayaasha Farmaajo oo kaga xoog batay gudaha iyo dibadda Soomaaliya ayaa ku khasbay Dawladda M. Culusoow inay madaxweynihii hore Farmaajo ay gurigiisa ugu tagaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga …